Maalinta 1-aad ee Ciidul adxaa oo si weyn looga dabaal degayo Muqdisho & gobolada dalka

Shacabka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa oo ku beegan maanta, iyadoo fantasiye balaaran oo arintaas ku saabsan laga dareemayo caasimada. Dadweyne iskugu jira rag, dumar iyo caruur, ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajida iyo goobo kale, si ay ugu soo … Continue reading Maalinta 1-aad ee Ciidul adxaa oo si weyn looga dabaal degayo Muqdisho & gobolada dalka